Home WARARKA DEG DEG: Qarax Xoogan oo Goordhaw Dhacay iyo Shaqsi Caan ah oo...

DEG DEG: Qarax Xoogan oo Goordhaw Dhacay iyo Shaqsi Caan ah oo lagu dilay +MAGACIISA

SHARE

War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in qarax Xoogan uu ka dhacay Deegaanka Dhanaane.

Qaraxa ayaa la sheegay in lala Eegtay Kollonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Dawlada Soomaaliya.

Qaraxaan ayaa lasoo warinayaa in lagu dilay Askar katirsan Meliteriga uuna ka mid yahay Taliyihii 12 April General Cumar Dheere.

Wararka waxay sheegayaan in Ilaaladiisii Dhamaan ay ku le’deen Qaraxaas,xilli weli faah faahino badan soo bixin.

Sargaal katirsan Ciidamada Dawlada ayaa xaqiijiyey in Taliyaha uu ku dhintay Miino la kacday Gaari uu la socday.

Naga filo warar dheeraad ah insha allaah

SHARE