Home Warka Maanta DEG DEG: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

DEG DEG: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho




Muqdisho (Allbanaadir Media) – Qarax is-miidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, sida ay ilo-wareedyo u xaqiijiyeen Allbanaadir Media.

Wararka ayaa sheegaya in qof isku soo xiray walxaha qarxa uu isku qarxiyey maqaayad ku taalla inta u dhaxeysa taliska booliska gobolka Banaadir iyo sarta Jubba.

Wararka ayaa intaas ku daraya inuu jiro khasaare nafeed, balse tirada ramiga ah ayaan weli la hayn. Wixii kusoo kordha kala soco Allbanaadir Media, Insha Allah.







Source link