Deg Deg: Mahad Salaad oo lagu doortay Dhuusomareeb





Waxaa goordhaw doorasho ka dhacday magaalada Dhuusomareeb lagu doortay Xildhibaan Mahad Maxamdd Salaad oo ku guuleystay kursiga tirsiguusu yahay HOP147.

Waxaa hoolka doorashada joogay Xildhibaane hore iyo waliba mas’uuliyiin katirsan maamulka Galmudug.

Mahad Salaad ayaan la kulmin wax tartan ah maadama laga reebay Cali Yare Cali oo ay usooro geli weyday inuu u dhoofo Dhuusomareeb.

Guusha Mahad Salaad ayaa ka dhigan guul ay gaareen mucaaradka Soomaaliya iyadoo Qoor Qoorna uu u hiiliyay.

Rasaas loogu dabaal dagayo ayaa laga maqlayaa magaalada Dhuusomareeb.

 




Source link