Home Xogta Dahsoon DEG DEG Dowlada Somalia oo Hada Ku Dhawaaqday Go’aan Ka Nixiyay Mucaaradka...

DEG DEG Dowlada Somalia oo Hada Ku Dhawaaqday Go’aan Ka Nixiyay Mucaaradka & Banaanbixii Jimcaha oo

Shir ay isugu yimaadeen Wasiirada wasaaradaha qaabilsan ka hortagga Cudurka Cronaviur ayaa waxaa Warbixino looga dhageystay bahda Caafimaadka dalka, taas oo ku saabsan cudurka safmareenka ah ee Coronavirus.

Wasiirka Wasaaradda Warfafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa faah faahin ka bixiyay Go’aano kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo la xiriira cudurka Coronavirus, oo maalmihii la soo dhaafay kiisas cusub laga helay Soomaaliya, waxaana Go’anada kamid ah.

1: In dhamaan la fasaxay Shaqaalaha dowladda marka laga reebo kuwa muhiimka u ah Shaqada.

2: In Shaqaalaha & dadka kale ay xirtaan afxirka ee ( MASKA) sidoo kalena ay badiyaan kala foganshaha.

3: In la yareeyo isku socodka dadka sida safarada, sidoo kale masaajida lagu dadaalo kala foganshaha iyo xirashada afdaboolka.

4: Dhamaan Ciidamada Ammaanka ayaa lagu amray inay fuliyaan go’aanada kasoo baxay dowladda Soomaaliya.