DEG DEG: Dagaal Xoogan oo Hada Ka Socda Galgaduud iyo Dhimashada iyo Dhaawaca oo gaaraya

Maleeshiya Beeled Walaalaha Ayaa Saaka Ku Dagaalamay Duleedka Degmada Balanbale
Dadka Deegaanka Oo Aan Laxariirnay Ayaa inoo sheeg in Dagaalka Uu Saaka ku geeriyoday qof kamid ahaa Labada Maleeshiyaad Oo dagaalantay Sidoo kale Dadku Waxa Ay iisheegen in Uu jiro dhaawac Kadhashay dagaalka.

Ilaa iyo hada Majiraan Ciidamo Ka socda Dowlada Somaaliya Oo kala dhexgalay Maleeshiyaadka Dagaalamaya iyo Wax Waan Wan ah Oo Ay Wadaan Waxgaradka Labada Dhinac.

Dagaalka ayaa imaanaya xilli caasimadda Galmudug uu kasocdo shirka dib uheshiisiinta beelaha wada dega Galmudug.

DAAWO MUUQAALKA