Monday, May 27th, 2019
.

DEG DEG: Dagaal Culus oo Socda iyo Beelo Caan ah oo hub isku adeegsanaya

,
Published on December 3, 2018 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle waxaa ay sheegayaan in agagaarkeeda uu iminka socdo dagaal beeleed khasaare geystay.

Dagaalka waxaa uu ka dhacayaa inta u dhaxeysa Kongo iyo Maandheere, tan hore 7 KM ayey u jirtaa halka maandheere ay 15 KM u jirto Jowhar.

Aagga uu dagaalka ka socdo waa dhul beereed iyo daaqsiin, waana markii ugu horeysay oo dagaal noocaan ah uu ka dhaco.

FAAHFAAHIN KALA SOCO Allbanaadir Media

.

DAAWO MUUQAALKA