DEG DEG DAAWO : Sheekh Adan Siiro oo Muuse Biixi iyo Qoyskiisa Ku Eedeeyay Arin Halis Ku ah Shacabka Hargeysa Fariin Culusna u diray

Sheekh Aadan Siiro oo Culimada Soomaliland ugu Weyn ka Mid Ah Ayaa Ku Eedeyey Muuse Biixi Iyo Beeshiisa Inay Dhaceen Dadkii Shacabka Ahaa ,Iyagoo Adeegsanaya Sida uu Sheegay Xukunkii Maamulkaasi.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

Sheekh Aadan Siiro Ayaa Sheegay Inay Shacabka Ka Dagaalamaan oo Diidaan Cadaalad darada Ka Jirta Soomaliland,Dhaqaalahina isku koobeen Muuse Biixi Iyo maamulkiisa.

Video Hoos Ka Daawo

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

DAAWO MUUQAALKA