DEG DEG DAAWO: Qaabka RW Kheyre isagoo Khudbeenaya Maanta Bamka loogu Tuuray iyo Muuqaal Naxdin leh oo laga soo duubay

Bam gacmeed ayaa maanta lagu tuuray barxadda xarunta degmada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaasi oo uu khudbad ka jeedinayey ra’iisul wasaraaha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga magaalada.

HALKAN RIIX KA DAAWO SIDA AY WAX U DHACEEN

DAAWO MUUQAALKA