DEG DEG DAAWO: Muuse Biixi oo Qorshe Dil ah U Maleegay Masuul Caan ah iyo Digniin laga Soo Saaray

Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi ayaa Maleeshiyaadka SNM Ku Amray In Ay Soo qabtan ama Dilan Suldaanka Guud ee Beelaha Warsangali.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

Suldaanka oo ahaa masuulkii ka danbeeyay Qorshihii Beesha Warsangali looga Sifeeyay Maamulka Jeegaanta Ayaa muuse Biixi Iyo Jeegaantu aad uga cadhooden talaabooyinka Uu qaaday.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

DAAWO MUUQAALKA