DEG DEG DAAWO: Magaca iyo Beesha uu Kasoo Jeedo Ninkii lagu qabtay Guriceel oo rabay in uu is qarxiyo iyo halka uu ka yimid oo la ogaaday

Kadib markii Maanta barqadii degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud lagu qabtay nin doonayay in uu is qarxiyo xilli ay halkaasi Munaasabad ka socotay ayaa waxaa faah faahin ka bixiyay falkaasi Maamulka Galmudug.

Halkan Hoose Ka Daawo

DAAWO MUUQAALKA