Home MUUQAALO DEG DEG DAAWO: Khilaafka Somaliland iyo DDSI Muuse Biixi oo Mustaf Cagjar...

DEG DEG DAAWO: Khilaafka Somaliland iyo DDSI Muuse Biixi oo Mustaf Cagjar Weeraray

SHARE

hilaaf Xoogan Ayaa Waxaa uu ka Dhex taagan Yahay Soomaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaliya ee Itoobiya Kadib markii madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaliland ku Sheegay Inay Soo Abaabulaan Qaraxyada Soomalida.

Siyaasinta Hargeysa Ayaa Siweyn U Weeraray Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Mustaf Cagjar Iyo Hadalkii uu ka Yiri Inay Shabaab Tageeraan Iyo danbiilayaal Kunool hargeysa oo Deegaanka Danbi Ka Galay.

Waxayna Soomaliland Sheegtay Inuu Weerar Kusoo Qaaday Soomaliland Hadalkaasina Siweyn uu u Gilgiley Hargeysa.

Halkan Hoose Ka Daawo

SHARE