DEG DEG DAAWO: Jabahada Korneel Caare oo Qorshe Halis ah ka bilaabay Gobalka Sanaag iyo Xaalada Deegaanadii lagu dagaalamay

Warar dheeraad ah ah ayaa ka soo baxaya xaaladda deegaanadii dagaalada ay ka dhaceen ee Gobolka Sanaag,halkaasi oo ay ku dagaalameen Ciidamada Jabhadda Korneel Caare iyo Ciidamada maamulka Jubbaland.

Dagaalkaas oo ahaa mid aan waxba la isku reeban isla markaasna ay ciidamada Somaliland soo weerareen fariisimo ay lahaayeen Jabhadaas oo ku yaal deegaanada biya gaduud iyo dhoob ee bariga gobolka Sanaag ayaa lasoo sheegayaa inuu ka dhashay khasaaro xoog leh oo labada dhinac soo kala gaaray.

HALKAN KA DAAWO JABHADA CAARE

DAAWO MUUQAALKA