Monday, May 27th, 2019
.

DEG DEG DAAWO: Donald Trump oo Niyad Jabiyay Somaliland Baasaboorka oo VISA Muqdisho looga qaadanayo

,
Published on December 6, 2018 by   ·   No Comments

Dowlada Marayaknak Ayaa Mudo 30 sano Ku Dhow Dib U Furay Safaaradooda Soomaaliya Dib U Fureen Safiir Cuusbna U Soo Magacowday Soomaaliya Horaanti Bishani,Maraykanka Ayaa Sheegay In Hada Kadib Pasaport Ka Soomaliga Lagu Dhajin Doono Ka Maraykanka Dadka Soomaaliya Ka Baxaya.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump Ayaa Sheegay Inuu Maraykanka Soo celinayo Xirirkiisa uu la Lahaa Soomaaliya ee Mudaada Mudada Dheer Ugu danbaysey Kadib Dhacidii Dowladii Dhexe ee Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

.

DAAWO MUUQAALKA