Monday, June 17th, 2019
.

DEG DEG DAAWO: Ciidankii ugu badnaa ee Somaliland oo isku dhiibay Puntland iyo Xiisad dagaal oo ka taagan Badhan

,
Published on May 29, 2019 by   ·   No Comments

Wararka aan ka heleyno deegaanada Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Ciidankii ugu badnaa oo ka goosta Somaliland iney isku dhiibeen Puntland,islamarkaana ay goosteen iney la dagaalamaan Somaliland.

Deegaano Hoostaga degmada Badhan ee Gobolka Sanaag waxaa ka jira Xiisad u dhaxeyso Puntland iyo Somaliland,waxaana saacad kasta la filan karaa dagaal labada maamul dhexmara.

Wararka qaar oo aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Ciidanka Puntland ay dhaq dhaqaaq ciidan ka wadaan deegaanadaasi.

.

DAAWO MUUQAALKA