DEG DEG DAAWO: Booliska Aduunka oo codsadeen in lagu wareejiyo Wasiirkii Amniga Jubbaland?

Warar laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay Hay’adda Booliska Aduunka ee INTERPOL ay codsatay in lagu soo wareejiyo kiiska Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo hadda ku jira xabsi ay maamusho dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

INTERPOL ayaa xariir ay la sameysay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxay ka codsatay in kiiska wasiir Janan oo loo haysto dambiyo ay ka mid yihiin tacadiyo ay tahay in la mariyo wadiiqo sharci ah oo aan cadaaladda marnaba laga sii deyn.

 

Booliska Aduunku, waxay kaloo codsadeen in dacwadaha loo haysto wasiir Janan ay tahay laftirkiisu in uu helo xaqa u leeyahay in uu is difaaco, waxayna codsadeen in la horkeeno maxkamad ama lagu wareejiyo Booliska Aduunka

 

DAAWO MUUQAALKA