DEG DEG DAAWO Axmed Madoobe oo Dil ugu Hanjabay Mucaaradkiisa iyo Dilal Bilowday

Labo maalin ka dib markii uu hanjabaad adag soo jeediyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), uuna sheegay in aysan u dulqaadan doonin mucaaradka kasoo horjeeda ee kusugan magaalada Kismaayo oo ay doorteen qaar kamid ah xubno ay soo xusheen, ayuu sheegay in aysan u dulqaadan doonin.

Talaabada Madaxweynaha Jubbaland kasoo baxday, marka la eego iyo dil xalay ka dhacay dadka ayaa si weyn iskugu xiray, waxayna sheegeen in ficilada noocan ah ee dhacay ay muujinayaan welwelka laga qabi karro xaaladda Ammaanka.

HALKAN RIIX KA DAAWO HANJABAADA AXMED MADOOBE

Mr, Madoobe ayaa sheegay in ay wax yar u dulqaadan karaan mucaaradka ka soo horjeeda, wuxuuna sheegay in aysan gorgortan ka gali doonin ammaanka magaalada Kismaayo, balse walaac ayaa hadda soo baxay.

DAAWO MUUQAALKA