Home DAAWO DEG DEG Ciidamada Amaanka oo xiray Xarun faruuryaha lagu ballaariyo Muqdisho iyo...

DEG DEG Ciidamada Amaanka oo xiray Xarun faruuryaha lagu ballaariyo Muqdisho iyo muuqaal laga soo duubay

Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir ayaa xiray Xarunta “Obesity Center” oo aheyd meel lagu wayneeyo Faruuryaha, sida ay noo sheegeyn Goob joogeyaal.

 

Xaruntan ayaa hore u samaysay dhowr qalliin, kuwaasi oo lagu sameeyey Dumar badan.

 

Ciidamada Booliska Gobolka banaadir ayaa wali shaacin sababaha loo xirey Xaruntaas, sidoo kale Maamulka “Obesity Center” ayaa wali ka hadlin xaruntooda albaabada loo laabay.

 

Hadal heyn badan ayaa ka dhalatay arintaasi oo shacabka soomaaliyeed fal celin ka sameeyey.