Home Xogta Dahsoon DAAWO: Dabaaldag xoogan oo xiligaan kasocdo afaafka hore ee maxkamadda ICJ iyo...

DAAWO: Dabaaldag xoogan oo xiligaan kasocdo afaafka hore ee maxkamadda ICJ iyo go’aanka ka qaadatay dacwada badda

Soomaali aad u farabadan ayaa xiligaan ku dabaal-dagaayo afaafka hore ee maxkamada cadaalada ee aduunka ICJ kasoo Soomaaliya u xukmisay badda Soomaaliya oo dacwad kala dhaxeyse Kenya.