DAAWO: Xog Xasaasi ah in lasii daynayo Dadkii ka dambeeyay Dilkii Caasho ilyaas

Warbaahinta Allbanaadirnews waxay baaritaan dheer ku sameysay warar saacadihii lasoo dhaafay lasoo galiyey barta bulshadu ku xariirto ee FACEBOOK-ga, taas oo ku saabsaneyd in lasii deynayo dadkii ka dambeeyey dilkii Caasho Ilyaas Aaden oo ahayd gabar yar oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

Warsiduhu wuxuu helay xogo kala duwan oo xasaasi ah, kuwaas oo ay ku jiraan isku dayo la sameeyey oo la damcay in lagu qanciyo Ehelada Marxuumad Caasho Ilyaas, balse ay si adag u diideen.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO XOGTAN

Warsiduhu wuxuu ogaaday macluumaadyo kala duwan iyo in Madaxda Puntland qaarkood lagala hadlay sidii kiiskan dib loogu celin lahaa dhinaca dhaqanka, balse ay layaab noqotay jawaabta ay baxsheen madaxdii arrintan loogu tagay, sidda aad ka dheehan karto warbixinta Hoose.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

DAAWO MUUQAALKA