DAAWO: Xiliga la dooranayo ninka Badalaya DhoobaDaareed oo la shaaciyay iyo Gudoomiye Dhoobo oo la filayo inuu hadlo Hadda.

Kadib markii Maanta Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ay xilkii ka qaadeen Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiin Dhoobo-daareed ayaa waxaa la Magacaabey guddi ka Shaqeyn doona doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland.

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamanka Puntland Abuukaate Cabdi Casiis ayaa Magacaabey Guddi ka kooban 7 Xubnood,kuwaas oo lagu amray in mudo kooban ay ku qabtaan doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka.

HALKAN RIIX DAAWO MUUQAALKA

DAAWO MUUQAALKA