DAAWO Wasiir Khadiijo oo Hees Ku Karbaashtay Mucaaradka “Waa Dalkaagi doqon yahaw dadkaaga soo raac”

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee DFS Khadiija Maxamed Diiriye oo ka qayb gashay munaasabad ka dhacday Muqdisho ayaa qaaday hees cajiib ah oo ay si toos ugu aflgaadeysanayso Kooxaha Mucaaradka ah ee DFS.
Heestaan oo horay loo qaaday balse erayada qaar ay iyada samaysatay ayaa waxaa kamid ah “Waa dadkaagi doqon yahoow dadkaaga soo raac”.
Qoraal ay raacisay heesta oo ay kusoo bandhigtay Facebookeeda ayay kusheegtay in ay kula hadlayso Mucaaradka Dowladda Federaalka ah ee Somalia.

HALKAAN KA DAAWO HEESTA

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

DAAWO MUUQAALKA