DAAWO: Wasiir katirsan Hirshabeele oo ka dul qayliyay gabar shacab ah + lacag ay ka cuntay.

Muuqaal saacadihii lasoo dhaafay la isla dhexmarayay baraha bulshada ayaa waxaa kamuuqday gabar kusugan goobaha cilaajka taas oo quraan lagu aqrinaya isla markaana ku qaylinaysa erayo aad loola yaabay.

Gabadhaan ayaa sheegtay in wasiir katirsan Hirshabeele ahna Xildhibaan uu yahay shaqsiga ka dul hadlaya kaas oo ay ka cuntay lacag gaaraysa 300 oo Dollar.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka

DAAWO MUUQAALKA