Home Xogta Dahsoon DAAWO-Wasiir Gallan oo madaxda DFS ku eedeeyey banaanbixii Dhahar.

DAAWO-Wasiir Gallan oo madaxda DFS ku eedeeyey banaanbixii Dhahar.

[ad_1]

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa ka hadlay banaanbixii shalay ka dhacay degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan.

Cabdisamad Maxamed Gallan oo hadlay ayaa sheegay in dowladda federalka ah ee Soomaaliya ku eedeeyey ├Čnay ka dambaysay banaanbax shalay ka dhacay magaalada Dhahar ayna kicinayso shacabka Puntland.



[ad_2]

Source link