Dowladda Soomaaliya oo ciidamadii iyo gaadiidkii saaka xiray ka qaadday Waddooyinka qaar ee Muqdisho gaar ahaan Taalada Daljirka Dahsoon oo maanta la qorsheynayey inuu Banaanbixii midowga Musharaxiintu ka dhaco balse uu baaqday.
Isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ayaa si teel teel ah dib ugu laabtay waxaana weli jirto cabsi xoogan kasoo laga qabo in isaga hor imadaan mucaaradka iyo dowlada.