DAAWO VIDEO: Somaliland oo Xilka Qaadista Dhoobo Siyaab leh Uga Hadashay Hargeysa Ugu Baaqday Inay Imadaan.

Maamulka Soomaliland Ayaa Jaanis ka Raadinaya Xilka Qaadista Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland Dhoobo waxayna Sheegeen Inaysan Helayn wax Uga Wanaagsan  ,Puntland Xilalka Ka Qaadayso Masuulinta Sanaag.

Xildhibaano Maamulka Ka Tirsan Ayaa Siweyn Uga hadlay Arinta Xilka Qaadista,waxayna Gobolka sanaag Ugu baaqeeen Inay Soomaliland Kusoo Biiraan.

Hoos Video Ka Daawo

DAAWO MUUQAALKA