DAAWO VIDEO: Shacabka Hargeysa Somalinimo Ku Dhawaaqay

Aragti Ay Garan Waayeen Siyaasinta Madaxda Ka Ah maamulka Soomaliland Ayey Shacabka Soomaliland Garteen ,Taasi oo mujinaysa Wali Soomalinimada Inay dadkaasi Ku danbeyso Iyagoo ka Qeyb Qaadanaya Gurmadka Baladweyne.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUQAALKA

Magaalooyinka Hargeysa Iyo Burco Ayaa Looga Dhawaaqay Gurmadka Baladweyne Masaajidada Iyo Goobaha Ganacsiga Ayaa Laga Dareemaya Gurmadka Shacabka Hargeysa iyo Burco.

DAAWO MUUQAALKA