DAAWO VIDEO: Shacab Dan Yar Ah Muuse Biixi Guryahoodii Xoog Uga Dhacay oo Dowlada Soomaliya Iyo calamka Gurmad ka Codsaday

Qaar ka mid Ah Shacabka Dan yarta Hargeysa Ayaa Qeylo Dhaan ka Diray Guryahoodi oo Xoog Uga Saaray Maamulka Muuse Biixi Kuna haysto,Waxana Laga Dumiyey Guryahoodi oo Ay Sheegeen Waligooda Inay Lahaayeen Dhulkani Balse Xoog Looga Dhacay.

Qoyska Muuse Biixi Ayaa Dhulkani Ku haysta Qoyska,Iyadoo Laga Bur Buriyey Guryahii Ay Iska lahaayeen Dadkani Dan yarta Ah ee Magaalada Hargeysa.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

DAAWO MUUQAALKA