DAAWO VIDEO: Puntland oo Ku Dhawaaqday Go’aan Ka Farxiyay Somaliland

Puntland Ayaa Dhankeeda Shaacisay Inay Wado dadaal Maalinta Ciida Cafis Madaxweyne Lagu Siidaynayo Maxaabiista Puntland Ku Xidhan oo Dowlada Sayshilis Horay Ugu Wareejisey,Burcad Badeedani Ayaa mudo Kujirey Xabsiyada Puntland.

axaana Isbuucani Horaantiisi Sidani oo kale Soomaliland Siidaysey Dhalinyarada Burcad Badeeda u Xidhnayd Deegaanada Soomaliland,Horayna Waxaa Codsi Loogu Jeediyey Dowlada Soomaaliya Iyo Puntland Inay Iyaguna Siidayaan Dhalinyaradaasi.

Burcad Badeedani Ayaa Lagu Xukumay Qaarkooda Inka Badan 30 sano halka Qaar kalana Lagu Xukumay 15 sano ,Waxaana Hada Socda Dadaal lagu Siidaynayo.

Hoos ka daawo muuqaalka

DAAWO MUUQAALKA