DAAWO VIDEO: Muuse Biixi oo si xun u bahdilay Shacabka Laascaanood oo aysan ka hadli karin hantidooda oo la burburinayo

Magaalada laascaanood Caasimada SSC waxaa ka socda Burbur xoogan oo lagu hayo Hantida Masakiinta Danyarta ah ee laascaanood,

Laascaanood waxa ka dhacday maanta arrin Foolxun waxaana dhacday in reer laascanood daawadan Burburka Hantidooda oo cagaf cagafyo ay galinayaan wiilal ka yimid Gabilay iyo Hargaysa.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

In Qofku Difaacdo Hadii lagu Soo Weeraro Naftiisa iyo Maalkiisa waa Waajib alle furay in uu ka cararo Maalkiisa iyo Caaadhkiisa oo Difaacan waayana waxa lagu Galaya Cadaab,

DAAWO MUUQAALKA