DAAWO VIDEO: Kacdoon Shacab oo Xilka Looga Tuurayo Muuse Biixi oo Soomaliland Looga Dhawaaqay iyo Dad Tageeraya Cirro

Odayaashi Iyo Wax garadka Ugu Badnaa Soomaliland Ayaa Ku Dhawaaqay Kacdoon Shacab oo Xilka Looga Tuurayo Muuse Biixi Cabdi Laguna Tageeray Cabdiraxman Ciro,Odayaashani Ayaa Sheegay Inay Qaadayaan Kacdoon Hadii Muuse Biixi Sharciga Diido.

Waxayna Odayaashani Sheegeen In Inaysan Aqbalayn qaabka Muuse Biixi Soomaliland uu hada Ku hogaaminayo,Waxay Ugu Baaqeen Muuse Biixi Inuu Qaato waxa Dunida Usoo Jeedinayso Iyo Xisbiyada Soomaliland.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUQAALKA

DAAWO MUUQAALKA