Monday, June 17th, 2019
.

DAAWO VIDEO: ilhaan Cumar oo Markale ka yaabsatay Donald Trump laf dhuun gashayna ku noqotay

,
Published on April 14, 2019 by   ·   No Comments

Xildhibaanad Ilhaan Cumar ka tirsan koongareeska Mareykanka ayaa shaacisay in aysan marnaba ogolaan doonin inay aamusto, kadib markii xilli ay khudbad jeedineysay ay wax ka sheegtay Madaxweyne Donald Trump sidoo kalena ay ka hadashay weeraradii September 2001.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa u jawaabay ilhaan Cumar, waxaana barta Twiterka uu kusoo qoray hadalo uu ugui jawaabayey Ilhaan Cumar o ay ka mid ahaayeen” Waligeen ma hilmaami doono weeraradii 2001 iyo erayo kale

.

DAAWO MUUQAALKA