DAAWO VIDEO: Abwaan Laabsalaax oo la ilmeeyay Arin Soomaalida Saameyn Ku Yeelatay

Abwaan laabsalaax Ayaa Gabay Qiiro Badan waxaa uu Ku Abaaray Taarikhda Xaaji cabdi Waraabe oo Ahaa Nin Taarikh Soomalida Samayn ku lahaa Dhawaana Ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

Laabsalaax Ayaa Si Murugo leh maansadani Uga Hadlay Qofka uu Ahaa Allah ha U raxmadee Xaaji cabdi Waraabe oo Ahaa Ninka Ugu Daweyn Golaha Guurtida Maamulka Labaxay Soomaliland.

RIIX HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

DAAWO MUUQAALKA