Home ARIMAHA BULSHADA DAAWO Tuug damcay inuu silsilad dahab ah ka xado dukaan oo ceebtii...

DAAWO Tuug damcay inuu silsilad dahab ah ka xado dukaan oo ceebtii aduunka ku dhacday

SHARE

Sida ay baahiyeen qaar kamid ah warbaahinta waa weyn gaar ahaan kuwa ka faaloota dhacdoyinka layaabka dunida ayaa soo bandhigay tuug qabsatay dhacdo fool xun.

Muqaalkan oo muujinaayo wiilkan tuuga ah mid aan xariif ahayn islamarkaa ku cusubsatay tuugnimada ayaa la kulmay dhacdadaan foosha xun.

Halkan Hoose Ka Daawo

SHARE