Home MUUQAALO DAAWO: Somaliland oo War Lama Filaan ah uga Hadashay Doorashada Madaxweynaha Cusub...

DAAWO: Somaliland oo War Lama Filaan ah uga Hadashay Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Puntland

SHARE

Iyadoo ay maalintii shalay doorashadii ka dhacday magaalada Garowe ee xarunta mamaulka Puntland lagu doortay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigenka shanta sana ee soo socota hayn doona hogaaminta mamaulka Puntland ayaa waxa ka hadlay Somaliland.

Xildhibaan Cabduqadir Jaamac Maxamud oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa bogaadiyay doorashadii shalay ka dhacday Garowe waxana uu shegay in Somaliland ay soo dhaweyneyso madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdulaahi Dani.

SHARE