DAAWO: Somaliland oo Taageertay Kenya Bada inay ku guulaysato Arinta Muranka Bada Somali iyo Kenya

Tan Iyo markii uu Bilowday Khilaafka Soomaaliya Iyo kenya Waxaa Maamulka Soomaliland Wadey dadaalo uu Doonayo Inuu Xirir wanaagsan Uga Faa’idaysto Xiriirka Kenya ,Iyadoo taasi Badalkeeda Soomaliland Tageero ugu Muujinaysa Inay Kenya Ku Guulaysato Muranka Bada Kenya iyo Soomaaliya.

Soomaliland Ayaa Sheegtay Inay cadowgooda Yahiin Dowlada fadaeralka Soomalaiya Sidaasina Ay Ku tageerayaan Kenya Inay Arinta Ku Guulaysato,Dhanka Kale maamulka Soomaliland Ayaa Qunsuliyad Furtay Intii uu taagnaa Muranka Soomaaliya Iyo kenya.

Maamulka Soomaliland Ayaa hada Sheegay Inay kenya Ka Caawinayso saliid Laga Soo saarayo Deegaanada Waqaooyi Soomaaliya ee mamaulkaasi uu Ka Taliyo.

HALKAN RIIX KA DAAWO MUUQAALKA

DAAWO MUUQAALKA