Home Warka Maanta DAAWO-Somaliland oo soo bandhigtay maxaabiistii ugu badnayd ee ay ku qabsatay gobolka...

DAAWO-Somaliland oo soo bandhigtay maxaabiistii ugu badnayd ee ay ku qabsatay gobolka Sanaag.

Allbanaadir Media (CEERIGAABO)-Maamulka Somaliland ayaa warbaahinta u soo bandhigay maxaabiis badan oo uu sheegay in lagu soo qabtay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay deegaamo hoosyimaada degmada Laas-qoray ee xeebaha gobolka Sanaag.

Badhasaabka gobolka Sanaag ugu magacaaban maamulka Somaliland ayaa waxaa lagu wareejiyey 18 nin oo la sheegay in ciidanka Somaliland ku qabsadeen dagaal ka dhacay deegaanka Waqdariya ee xeebaha gobolka Sanaag oo hoostaga degmada Laas-qoray.

DAAWO



Source link