DAAWO: Somaliland oo Faarujisay Tukaraq dagaal Jabahada SSC dhexmaray

Wararka Ka Imaanya Tukaraq Ayaa Sheegaya Inay ciidamada Maamulka Soomaliland Isaga Baxeen degmada Tukaraq kadib dagaal Dhex maray Ciidamada Jabhada Xoraynta Deegaanka oo uu Hogaaminayo faysal falaluug.

Ciidamada maamulka Soomaliland oo Sidoo kale Ka Cabanaya Mushaar la’aan Ayaa Ku kala Qeyb samay dagaalka Tukaraq taasi oo sababtay Inay Deegaankaasi isaga Baxaan Guud Ahaanba Maanta,waxaa la Arkayey Ciidamada Mamaulka Soomaliland oo fadhisinkooda Baneeyey.

HALKAN KA DAAWO QAABKA DAGAALKA U DHACAY

ALLBANAADIR MEDIA