DAAWO: Siyaasi “Muuse Biixi Dalka Xoog ayuu ku haystaa, gumeysi baa ka jira Somaliland, hala qaxo”

Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland oo warbaahinnta kula hadlay magaalada Boorame ayaa si adag udhaliilay xukuumadda Muuse Biixxi oo uu sheegay in ay dalkii qaribtay.

dib udhaca Doorashada golaha wakiilada ayuu ku sheegay in dalka uu afduub ugu jiro Muuse Biixi.

Halkan Hoose ka Daawo

ALLBANAADIR MEDIA