DAAWO: Puntland ”Xaq baa nooga maqan Federaalka, anaguna Inyow waan joojinaynaa”

Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo maanta ka hadlayay magaalada Garoowe, xarun ay Xaafiis ka furanaysay wasaaradda Arrimaha dibada ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay garnaqsanayaan oo ay wada hadal lagalayaan dawladda Faderaalka.

 

Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in ay Puntland joojinayso Iinyowda waxa ugu yeeray, isagoo ula jeeday in ay mar kasta Puntland cambaarayso dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Karaash ayaa sheegay in ay si wanaagsan ula xisaabsamayaan dawladda faderaalka, isagoo sheegay in ay iyaga Puntland sabab u ahaayeen in dawladda Faderaalka ay maanta cagaheeda

 

DAAWO MUUQAALKA