Monday, June 17th, 2019
.

DAAWO: Puntland oo soo bandhigtay Meydka Hogaamiyihii Daacish ee Puntland oo la dilay

,
Published on April 15, 2019 by   ·   No Comments

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo caawa warbaahinta Radio Garoowe waraysi siinayey ayaa faahfaahin ka bixiyey duqaymo ka dhacay deegaamo katirsan.

Wasiir Gallan ayaa shaaca ka qaaday in duqaymo ka dhacay duleedka deegaanka Xiriiro ee gobolka Bari lagu diley hogaamiye ku-xigeenkii kooxda Daacish ee Soomaaliya Cabdixakiin Qodhob.

Dhinaca kalena, wasiirka ayaa waxa uu sheegay in duqaynta uu ku dhintay qof kale oo la socdey gaariga inkastoo uu sheegay in xogta lagu diley hogaamiyahaasi aysan ku hayn magaca qofka la socdey oo aan horay loo filayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

.

DAAWO MUUQAALKA