DAAWO Nin Dumar isku Ekeesiiyay Jaceyl Dartiis oo Muqdisho lagu qabtay

Magalada Muqdisho Gaar ahaan xafada Via_Rooma Ka Dhacday Arintii ugu yaabka badneyd .

Sawir kani waa Yamani Shiikh cumar Waana wiil dhalinyaro ah, 22sano jir, Markiisii horena ka yimid wadanka Yamen .

Asli daud warsame Ayuu wuxuu u qaaday jecel dhab ah Waxeyna ku wada noolayeen wadanka Yamen Asli iyo qoyskeeda waxay usoo guureen Somaliya.

Asli aabaheed ayaa wuxuu Go’aansaday inuu gabadhiisa ku daro wiil eey qaraabo yihiin .

Arinkaa waxaa ka war helay Yamani Shiikh cumar oo ahaa wiilka gabadha sida daacada u jecel Wuxuuna Go’aansaday inuu yimado somaliya sii u ula kulmo Aslidi

Manta ayuu wuuxu iska dhigay Gabadh wuxuna xidhay xijaab iyo indha shareer isagoo iska dhigaya gabadh soo boqotay xaafada gabadha wana la kulmay isagoo xijaban.

Sacado kadib Waxaa fahmay Gabadha Aabaheed inaanu qofkani eheen qof dumar ah .

Waxana logu yeeray booliska hada wuxu ku jira xabsiga godka jilicow

 

DAAWO MUUQAALKA