DAAWO: Nin 123 Jir ah oo Ka Sheekeeyay Qiso Layaab leh iyo Jaceylkiisii Ka Oohiyay (Wareysi Xiiso leh)

Oday da’diisa ku sheegay 123 jira ayaa si qoto dheer kaga hadlay waayihiisa nololeed,islamarkaana tilmaamay siday waa hore ahaan jirtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Ninkan oo lagu magacaabo Maxamed Xuseen Xaaji oo ku magac dheer Maxamed Yare ayaa sheegay in Hooyadii ay nooshahay da’ ahaanna wuxuu ku sheegay 14o0-sano jjir ah.

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

RIIX HALKAN KA DAAWO QISADA XANUUNKA BADAN

Maxamed Xuseen Xaaji ayaa ku dhashay Jariin,wuxuuna ku soo kordhay degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Wuxuuna ka sheekeeyay waayihiisii nololeed iyo isbedelada la yaabka leh ee dhacay intii uu ifka joogay.

RIIX HALKAN KA DAAWO QISADA XANUUNKA BADAN

HALKAN RIIX KA DAAWO WARARKA OO MUUQAAL AH

DAAWO MUUQAALKA