Monday, June 17th, 2019
.

DAAWO: Muxuu yahay Farqiga u dhaxeey Xasan Daahir Aweys iyo Mukhtaar Roobow “Roobow waa xur Aweys waa xabsi”

,
Published on April 10, 2019 by   ·   No Comments

Dowladda Federaalka ah ee Somalia waxaa uxidhan saraakiil sarsare oo katirsan ururka Alshabaab kuwaas oo uu kamid yahay Xasan Daahir Aweys oo dowladii hore isku soo dhiibay iyo Mukhtaar Rooboow Abuumansuur.

Labadaan sargaal midna waa xabsi midna waa xur waxaana dad badan ay is waydiinayaan sababta loo kala fadilay horjoogayaashaasi oo dambiyo badan kagalay shacabka Somaliyeed.

asiirkii Hore Amniga soomaaliya ayaa sharaxa Farqiga u dhexeeya labadaan horjooge oo labaduba hore uga tirsana Madxad sarsare ee Ururka alshabab.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

.

DAAWO MUUQAALKA