Home MUUQAALO DAAWO: Musharax Kasoo Jeeda Beesha Dhulbanhante oo Hadal Adag Kaga Dhawaaqay Garoowe

DAAWO: Musharax Kasoo Jeeda Beesha Dhulbanhante oo Hadal Adag Kaga Dhawaaqay Garoowe

SHARE

Waxaa magaalada Garoowe Shir jaraa’id kuqabtay Qaar kamid ah musharixiinta Beesha Dhulbahante ee utartamaya kamid noqoshada xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland, iyagoona sheegay in xilkooda lagu haysto.

Saleebaan Maxamed Mire oo sheegay inuu yahay musharax utartanka xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Puntland isal markaana ay soo xuleen oday dhaqameedka beeshiisa oo kasoo jeeda Gobolka Cayn, balse waxa uu sheegay in hadda kursigii uu utartamayay ay ku haystaan beelo kale oo aan xaq ulahayn utartanka Xilkaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

SHARE