Home MUUQAALO DAAWO Musharax Boosaaso Kaga Dhawaaqay dagaal ka dhan Somaliland +Fariin Kuwajahan

DAAWO Musharax Boosaaso Kaga Dhawaaqay dagaal ka dhan Somaliland +Fariin Kuwajahan

SHARE

Musharrax Xuseen Axmed Xasan “Fiqi” oo kamid ah musharixiinta utaagan qabashada xilka madaxtinimada Puntland ayaa sheegay in qorshihiisa koowaad uu yahay xurreynta Gobolka Sool iyo soo celinta dhulkii hore ee la isku oran jiray Puntland.

Musharaxaan ayaa sheegay in dhismihii Puntland dadaal badan lagu soo bixiyay isla markaana shacabka aysan raali kunoqon dooninn in Puntland 20sano kadib dhulkeeda xoog lagu haysto,

waxa uu iclaamiyay duulaan ka dhan maamulka Hargaysa kaas oo ku wajahan Gobollada SSC.

Riix halkaan si aad udaawato Muuqaalka
dhinaca kale Musharax Fiqi waxa uu fariin muhiim ah udiray siyaaasiyiinta Dhulbahante isagoona ugu baaqay in ay udiyaar garoobaan halganka xurreynta ee Somaliland looga soo saaro Gobolka Sool.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

SHARE