Monday, May 27th, 2019
.

DAAWO Muqdisho oo lagu Sameeyay Gaari aan Xabadu Karin iyo Bandhig Carweedkii Shacabka Ka Yaabiyay

,
Published on December 6, 2018 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa daah furay bandhiga wax soo saarka warshadaha ciidanka asluubta dalka oo maanta Muqdisho ka bilowday.

Bandhig Carweedkan ayaa waxaa sameeyay maxaabiista ku xidhan xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana halkaasi kusoo bandhigeen gaadhi aan xabaddu karin, qalabka fadhiga, kuraas, miisas casri ah iyo qalabka hiddaha iyo dhaqanka oo ay sameeyeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

.

DAAWO MUUQAALKA