DAAWO: Kufsiga Puntland oo Madaxa la galay Somaliland iyo Al Shabaab

Puntland Ayaa Markii ugu horeyey war Kooban kasoo saartay Kufsiga Xadhiga Goostay ee ka Jira Deegaanada Puntland,Iyadoona Kufsigaasi u Socdey Si Horay Deegaanada Puntland loogu Aqoon Noocaasi.

Kufsiga Puntland ka Dhacaya Ayaa Noqday in Gabadha la Kufsado kadibna Kooxdaasi Kufsiga Kadib Dilaan Haweenka,Puntland oo xukun Adag Kasoo saartay Ayaana Ilaa Hada wax iska Badalin Dhacdooyinka Dhacaya Siday u Socdaan.

Puntland Ayaa Gudi U saartay Baadhaya Dhamaan Dhacdooyinka Kufsiga Dhacayey,waxayna Si hordhac Sheegeen Gudiga In Kufsiga Laga Soo Maal Galiyo Meelaha Dagaalka Puntland kula Jirto oo ka Mid Yahiin Shabaab Iyo Soomaliland sida Masuulinta Baadhaysa oo Magacooda Gaabsaday Sheegeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

ALLBANAADIR MEDIA