DAAWO: Khadra Silimo oo Hees ku Weerartay Mursal Muuse Erayo Layaab leh

Fanaanada Khadra Silimo Ayaa Hees Cuusb soo qaaday Xili Xidigeedi fanka Ninkeedana Ahaa uu Guursadey hobolada Hodan cabdi raxmaan,fanaanadani oo Dagaal ka Dhashay Arooskaasi Uga Baxday Kooxda Xidigaha hargeysa.

Heestani Cusub ee Ay Soo Qaaday Ayaa tageerayasheeda Baraha Bulshada ku fasireen Inay tahay Tii ugu danbeeyey oo Ay Ugu jawaabayso Xidigeedi Hore.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

ALLBANAADIR MEDIA