Home Warka Maanta DAAWO-Janan oo faahfaahin ka bixiyey sababta isugu dhiibey DFS

DAAWO-Janan oo faahfaahin ka bixiyey sababta isugu dhiibey DFS

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ( Janan) oo lagu soo dhaweeyay degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa soo bandhigay sababaha keenay in uu la heshiiyo dowladda Soomaaliya

.Cabdirashiid Janan oo goob fagaaro ah kula hadlayay Shacabkii soo dhaweeyay ayaa ku sheegay sababta uu ula heshiiyay dowladda in Shacbaka Gobolka Gedo ay heystaan dhibatooyin ay kamid yihii , Abaarta, Xanuun & Cudurka Coronavirus.

Waxaa uu sheegay in dhibaatooynka kajira Gobolka Gedo aawgeed uu u qaatay go’an kasta, waxaana uu si cad u sheegay in mardambe aysan colaad ka dhici doonin degaannada Gobolka Gedo.



Source link