DAAWO: Hargeysa oo Fal Cunsurinimadii ugu Xumeyd Somali Nacayb ugu dambeeyay laga sameeyay

idaad Muuqaalka Video ga Hoose Aad Kuwada Aragtaan Waa Shacabka Reer Hargeysa Somaliland Oo Si Daciifad Kujirto Magaalada Hargeysa Taageero Buuxdo Ku Siiyeen Xulka Qaranka Zimbabwe Xili Saxaafada Ay Codeen Ka Sameenayeen Meelaha Bulshada Iskugu Yimaadaan Halkaasoo Inta Badan Dhalinyaradu Taageero Lixaad Leh Ku Siiyeen Kooxda Zimbabwe

Dhalinyarada Reer Somaliland Ayagoo Dacaayad Uga Dhigaya Oo Sheegay Inay Kooxda Qaranka Soomaaliya Ay Yihiin Koox Homeless Gabi Ahaan Magaalada Hargeysa Somaliland Ayaa Laga Dareemaya Taageerista Kooxda Zimbaabi Sido Kale taageerayaasha Zimbabwe Ee Reer Somaliland Farxad U Tahay In Somalia Laga Badiyo Sidee Kula Tahay Figradaada Nala Wadaad

DAAWO RIIX HALKAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

 

DAAWO MUUQAALKA